Latest Article

6/recent/ticker-posts

Hadafka nolosha aad ka leedahay muxu yahay




Hadafka nolosha hadadan fahmin mesha aad usocotid iyo meesha laga rabo iyo ahdaafta nolosha kaleedahay adoo daalay oo warersan uunbad dhimaneysaa nolosha ina wax cunto oo wax cabtid oo sexatid shalay sidaa ahayd uun aa manta noqotid wax micna ah kuma sameeyneso wa ina ogtahay waxa u nooshahay mid ilaahay ba kuu aburay inaa caabudid aaqiradada ushaqeeso oo ugu shaqeeso ina bari dhimanee oo kale adunyadadana ushaqee oo ugu shaqee inaad waligaa dhimanen oo kale 
Hadafkaaga ugu ween ha noqdo jano inaa raadisid midka xigana noqo qof wax tar leh oo dunida wax uun uga tagay ha niyad jabin hana isdhiibin hana caajisin ilaahey xarigiisa hayso nolosha ma warwargaliso qof rabigii uuntay ku xiran nin waayel ahaa aya wiilkiisa kula dardaarmay ereyadaan


Haku xeel dheeraan amaanta qofka aad jeceshahay
Hana lasocon qof rabigii uuntay caasiyay
Hadalkaga haku badin goobaha lawada fadhiyo hana salamin ruuxkale adigoo fadhiya
Haka daba dhawanin saxiibki meel cidla kaga tagay
Ha is liidin  hana is kibrinin ha is jilcinin hana is qaad qaadin 
Run lowgu ma dharto qofka isku kalsona ficiladiisa uma qiil days
Samafaluhu ma shalaayo
Deeqsigu magalad shegto qofka wax jecelna ma daalo
Ahaaw sidaa tahay ha noqon siday kula doonayan
Ixtiraamka dadka si laguu ixtiraamo 
Ku noqo hodan aqlaaqdada ku deqtoon qanac sanantaada kuweynoow samantaada
Haku mashquulin qofka kaa waramaya ee ka gadaaleeya waayo sidiisuba wu ka gadaaleyaa ee kuma hor tagna

Gormee ayaa qofka ladhihi karaa wu guuleystay oo wu gaaray hadafkiisii

Hadafkaaga haduu aduunka ku koobnaa wa arkeysaa inaad gulesatay iyo ina guuldaresatay inta noshahay balse haduu yahay mid ilaa jano aad rajeyneeysid oo hadafkaagu yahay aaqira iyo aduunka in ilaahey ku guuleeyo wa guuleysatay
Allana adoomadiidiisa quluubtoda ayu fiiriyaa ilahay hanaga wada dhigo kuwa aduun iyo aaqiraba guul gara hadafkaga ugu weyna ha noqdo aaqiradada ee yuu noqon aduunkaga iyo lacgataada taas wa guusha dhabta aad gareesid maalin dadka oodhan eey argagax sanyihiin ilaa intuu ilaahay u naxariistay maahe guusha dhabta waa taas 


Raadi fursadaha nololeed
Guushu waxay ubahantay ina raadisid fursadaha iyo inaad adigu diyaar tahay 2 daas bis aya ka xiga guusha marka ay fursadaha ku horyaalan hadadan adigu diyaar ahen maka faaidesan kartid horena uma socaneysid marka adiga diyaartahay oo fur sad la dahay na ma Socon kareeysid marka si aad u guuleysato wa ina fursadna raadisaa adigana aad diyaar tahay oo fursadaas marke imaato aysan ka dayacmin 
 Qofka noloshiisa waxa badala wa halmar uu fursad helo uu kaga faaidesytay fursadaas 

Post a Comment

0 Comments