Latest Article

6/recent/ticker-posts

Maxa kena caajiska iyo wahsiga

Caajiska iyo wax qabad la anta iyo sigaarka keba bulshada halistiisa ku bdntahy oo leyn og 
Waxa lasheega baritan lasameye in sigaarku ka halis badantahay wax qabad la an ta qofko waxba qabankarin caajis daradii mxa dadka intooda badan hada cafimkooda dartiisa lo dhaha exercise sameeya 
Exercise ka lagu shegaayo maha ina bod boodo wa ina wax qabataa malintada wa inu jirkaga firfircooni dareema si cafimdkaga aad u ilaaliso



Sidee loga baxa dhibatadan caajiska 
iyo wahsigu keenly

Waxa uga bixi kartaa in qofku hadaf yeesho hadafkaaso gubaya labtiisa wa inaad qof wax hiigsanaya noqotaa maskaxdada ka saar waxan we adagyihiin maskxda bini aadamka waxa lasheega malinti second kasta hadii 10 shey lo sheego oo habiin iyo malin lagu wado ilaa 60 sanadod hada wa second kasta in maskxdadu xita qeyb kamida eysan buxineyn 
Tusaalahaas maxa ku siinaya in aaad ogaato awoowa alle ku siiyay ado maskxdaas hesta ina iska jiifto ama aad waxba qabsan malinksta timaado ado shalay sida ahayd ah ay ku dhafto bishi sidi kugu sanadki sidi kugu dhaafo  nolosha wax macna ah ku ma sameyneeso 
Nolosha waxa macnaha iyo dhadhanka uyeelo wa wax qabadka 
Maxaad ubahantahay inaa samayso
1=badal hab fikirkaaga u fikir sida ugu haboon sameey wax kasta oo ka dhex guuxaya wa ogahay nolosha wax walbo marka qabo isdhahdo waxa ka hor imaanaya wax yaala badan oo aadan ka bilaawi karin Mar waxad weynesa lacgtii aad ku qaban lahayd Mar waxa weyneysa waqtigii majirto wax aad qabato asagoo wax caqabad ah aysan ka hor imanin  waxa laga rabaa caqabadahas inaadan u joojin Mar hada kabaxdid caqabadahaas waxaad cagta saartay wadadii guusha 
2=waxa ubahantahay jadwal ku haga qofka jadwal la aanta wu wareera waxad ubahantahay jadwal malmed iyo mid bileed iyo mid sanded dhamantood waxee ka caawinayan ina kabaxdid noloshan caajiska duleystay 
3=Hadaba dhica kale maxa lagaga bahanyahay 
Waxa lagaga bahanyahay go aan  
Go aanku waa waxa ugu muhiimsan ee qofka xeendabkan uu uga bixi karo wax walba aad qabaneesid na waxey ubahantahy go aan iyo adkeysi jogta ah 
Qodobka ugu danbeeyo  
Maxa keena daalka qofka bini aadamka 
Daalka qofka waxa ukeeni karo waxa ugu weeyn waa maskaxda qofka bini aadamka ah 
Oo sidee kugu keenaysaa maskaxdadu daal
Waxe kugu keenaysa maskaxdadu marna xaga hore ucararta marna xaga danbe ucarartaa 
Aa ku fah faahiyo maskaxdada marna xaga hore ucarartaayo wixi hore ood so dhafte manta dhan ka fikireeysa ado waxba ka badali karin oo qofka wax Mar tagay maso celin karo marka marna waxaas ee kugu mashqulineysaayo manta dhan waxa ka fikireesa wax tagay oo aadan waxba kaso celin karin
Marna xaga hore u carartaayo waxaan la gaarin ama aadan qaban ee manta dhan kugu mashquulineysaa oo waxa ka fikireesa waxadanba gacan ku heynin marka qofka wu mashqulsanyahay wuna daalay asagoo wax uu qabtay aysan jirin maskaxda marka ayada mashquulin weyso adigee ku mashquulisaa marna wax aad so dhafte kugu celisaa marna waxadan gaarin ee kutustaa waxas hada samen laha waxas ma qabta manta dhan qofkii wu daalay asagoo meshii uu fadhiye kakicin  
Waxa kugula talinaaya ha sugin bari ina wax bilawdo inaad wax barato bari waa ma dhamaato manta bilaaw hana ka caajisin  

Post a Comment

0 Comments