Dariiqa guusha waa hab ama nidaam lagu gaaro horumar iyo guul waxaana lagu gaari karaa iyadoo la raaco hab lagu talo galay oo lagu dabaqo dedaal, karti, iyo adkaysi. Waxaana muhiim ah in la sameeyo qorshe cad, la sameeyo isbedel wanaagsan, iyo in la isticmaalo fursado ku habboon.
Hormarka dhaqaale waa kobcinta iyo kordhinta awooda dhaqaale ee bulshada, wadanka ama qofka. Waa isbedel lagu gaarayo heerka nolosha iyo adeegyada bulshada, iyo wixii la xiriira horumarka dhaqaale ee qofka ama bulshada. Waxaa lagu gaari karaa iyadoo la sii kordhiyo wax soo saarka, la sameeyo maalgashi, iyo in la abuuro fursado dhaqaale oo cusub.
inaa isbal sameeysaa waxay ubaahantay oo kaliya inaa 2 shey sameysid mida kowaad oo ah
1=raadi fursadaha nololed /raadi isbadal dhaba
2=ha cabsan ee tijaabi
guushu maaha wax sahlan oo qofkastana uu hore ugaari karo balse waa mid adag lakin qofkii tilaabo xageeda uqaado go aana layimaado uu si fudud uu uxaqiijin karo inaad guul gaarto waxaa kahoreeya fashil badan mana ahan qofka haduu mar fashilmo inuu isdhiibo sidedaba guusha iyo caqabadaha wee wada socdaan marwalbo oo isku day aad sameeysidna waxaa udhawdahay inaa guleysato
waxaa ubahantahay kaliya inaad raacdid tilaaboyinka sosocda
1=Waxaa ubaahantay isbal inaa latimaado
isbalka aad la imaaneyso waa mid kaasoo bixinaayo xeendaabka dadka normalka ah oo aaad ku hiigsaneyso dadka noloshaan waxa ka badalay yaa ugu horeeyo oo ugu weyn dadaka noloshaan isbadalka muuqda kusameeyay nabigeena naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaate noloshaan iyo diintaan islamka nabigeena{ scw} wuxuu kakeenay from 0 ilaa uu gaarsiiye dunidoo dhan dowla islaamiyah
sidee ugu suurta gashay rasuulkena {scw} ?
nabiga qureesh iyo intii ku hareresnayd waxay diidanaayeen 13 sano 15 qbiil buu isu soo bandhigay oo
diiday diintan inee qaataan markii danbaa dhalinyaro ansaariya ayaa aqbashay nabiga{scw} halkaas jaanis uu helay buu dowladii islaamko dhan ku dhisay asagoo intaas oo sano jaanis waayay
ayuu halkii jaanis uu helay ku dhisay dowladii islaamkoo aduunyada dhan qabsatay maxa kabaraneynaa rasulka {scw} inuusan ku dhaafin furuska nolosha raadi fursad halka maroo heshidna sameey isbadal muuqda kusameey
waxaa lagaga bahanyahay hima caaliya hadaf iyo han sare dadkan dayax gacamed yada sameynaayo technology gaan hada aanan kamarmin manta waxaa sameyay waa bini aadam wax bini aadam kaliya wuxu aamanay inuu sameen karo wuuna isku dayay waxwalbana intaas kaliya ayeykaga baahanyihiin
marka qofka arku diyaarad hada diyaarada wadideeda waxaaa isleedahay ma fududo wax caadiyana kulama ahan inaa samen kartid balse hada udhaqaaqdo oo dhex gasho marka argto wax caadiye aye kula noqoneeysa sida hada gawarida ay normal kulayihiin oo kale
fiiri bal nabigeena {scw} saxabadiisa wuxuu dhihi jiray war hadaa ilaahay wax weeydiisanaysaan {firdows }weydiista yacni saxaabada waxaa labararay hamiga sare inee janada xitaa mida ugu sareeyso eey ilaahay weydiisano
2=Hacabsan ee tijaabi
cabsida waa cadawgaga kowaad kafogaaw baqdinta waxwalbo oo rabtid intaa baqeeysid kuma guulesankartid qaado halista qofka riskiga diida ama ubareeri waaya waxba uma biiraan waxkasta ama ganacsi haku jiro ama waxbarasha qofka riskiska diida hormarka dhaqaale magaaro
guushu waa macalin yar waxaa wax badan baranaa marka guuldareysano guuldaradu waa hababka ama dariiqa guusha haka baqin faashil inaa noqoto hana kacabsan inaad qalad gasho
qofaan wax qaldin wax masaxo muhiimadu wa inaa dhaqaaq sameeysaa ee maaha inaa 100/100 wax saxdaa majiro qof guuleystay ilaa qofkaas guuldaro guushaas kahoreysay uucashir kubartay dadka hormarkaan aduunyada kusoo kordhiye technology gan keenay kuligood majira mid markii kowad uu iskudayayba hore wax kasaxay ilaa qofwalbo qalad badan kadib ugu danbeyn uu guuleysto marka haka baqin inaa wax qalado waa cashir ee horey uga soco
0 Comments