Latest Article

6/recent/ticker-posts

KULA DHAQAN DADKA DHAQAN WANAAGSAN

 dhaqanka wanaagsan waa mid kamid ah camalada janada lagu galo

inaa bulshada kula dhaqanto dabeecad wanaagsan nafsadada waxe ka dhigeesa qof ay dadku jecelyijiin lajoogiisa 

nabigeenuna{scw} waa kii ku duceesan jiray ilaahayow saad abuurkeyga uqurxisay oo uwanaajisay korka  gudahana iiga qurux badneysii dabcigaygana u wanaaji oo uqurxxi 

inaad dhaqankaga hagaajisaa baa ka qurux badan inaad maryahaga iyo dharkaga hagaajisa waayo 

silwalboo wajigaga u egyahay hada dhaqankaga fiicanyahay bulshada waad hananeysaa si walboo u qurux badantahayna hadaa qof bilaa aqlaqa tahay qofna agtada kama so dhawaanayo 

sida geedka harka weeyn leh ay dadku ujecelyihiin inay harsadaan ayee qofka aqlaqda iyo dhaqanka fiican ilaahay siiyayna ujecelyihiin bulshado iney wax ka qaatan oo hos fariistaan 

cilmi kasta ood baratay hadadan aqlaaq laheyn waxba mataro qofka inuu dhaqankiisa wanaajiya waxaa u sababi karta 

inuu salaadiisa hagaajiyo inuu wax kabarto dhaqamadii rasuulka {scw}

waxaad ufiirsata dadka wax bartay oo dhan qof walbo wax bartay waxbarashadiisana heer ka  gaaray heerku maha 

inuu qofku wuxu bartay lacag ka sameeyo gabyaa aya wuxu leyahay

  waxaan arkay dadkii cilmiga bartay oo dhan

qof kastana wuxu hestaa wax lagu ixtiraamo


saxiibkeygiyoow hadaa rabto maqaam sare

aduun iyo aaqiro qalin kudhig

udaacad ahaaw rabigaa kuna camal fal wixii

aad baratay xitaa hadii aad xanuun kala kulmeyso

sabir oo adkeyso hana caajisin

hamigaagana wuxu ku xiranyahay qadarta alle

ereyadaan waxaad ka garaneysaa in cilmigu marna lagu qasaarin kow waxaad anfacaysa naftaada 

qof walbo cilmi ilaahay siiyayna wuxuu ilaahay siiye sharaf iyo karaamo waxaa lagu qadariyaa cilmigu bartay lagana faaidestaa 

bulashada ama dadka kugu xeeren ula dhaqan sidii aad jeclaan lahayd iney kuula dhaqmaan wuxu donaba ha ahaade

gaal muslim mid kaa liita iyo midkaa sareeyaba dadka aad qadarisana inaad si wanagsan ula hadasho 

kuwa aad muhiimka u arkina aanad qadarin umuujinin mahan wax fiican 

qofka ixtiraam iyo qadarin kuu muujiya wuu kaala qiima badanyahay qof wax kusiiye qadarintu iyo inaad qofka si wanagsan ula dhaqanto waa waxa keenaya ineey bulshado isjeclaadan

hadaa qofka afkaga iyo carabkaga ka nabad galiso qofkastana uu hadalkiisa controlo ma imaan lahayn iney dadku isu caroodaan 

aqlaaqdu qeeyb waa abuur oo ilaahay ba bixiya qeybna waa mid lisbaro oo qofku isbari karo

nabiga{scw} ayaa maalin waxaa u yimid wafdi oo uu kujiray nin ashi cabdil qeys la yiraahdo 

ninkii ayuu nabigu{scw} kuyiri niyahoow waxaad leedahay 2 dhaqan uu ilaahay jecelyahay 1 waa dulqaad iyo hubsiimo

ninki wuxu yiri rasulki ilahayow 2 dhaqan ma wax uu ilaahay ii abuuray baa mise wa midan anigu yeeshay dadaalkeda 

nabiga{scw} wuxu yiri my tan waa miduu ilaahay kugu abuuray waaye sidaa darted dadku wey kala dulqaad badanyihiin 

weyna kala cara kululyihiin balsa caradu waa camal shaydaan waxaana fiican qofka intuu caradiisa celin karo inuu celiyo 

fiiri bal siduu nabigenu{scw}saxabadiisa daawo ugu ahaa saxaabi ba uyimi rasulka{scw} wuxuu yiri nabi alow 

ila tali rasulka wuxu yiri {ha caroonin} ha xanaaqin wuu kucelceliye saxabigii ila tali hadana nabigu wuxu yiri {ha caroonin ama ha xanaaqin}

dulqaadka waa wax naftaada aad bari karto wax aan labari karin naftaan majiraan waxay rabaan oo kaliya ku celcelin

xoolaha lataba bara ayagoo bilaa caqliya ma adigoo ilaahay caqli iyo garad ku siiye ba naftada bari kareynin inaad dulqaadato

majiro qofaan xanaaqin balse waxaa lagu kala duwanyahay is xakamaynta maha markaa carooto inaa bilaa control noqoto kuwa caradoda xajiya oo ka adag ilaahay hanagu daro dhamaantenba 

          dadkana kula dhaqan dhaqan wanaagsan

Post a Comment

0 Comments